Foundations 1

Laga soo bilaabo abuurista ilaa dhalashadii Ciise

Ku bilow safarkaaga xagga ogaanshiyaha Ilaah adigoo baranaya sida uu u abuuray koonka iyo wax kasta oo ku jira. Ogow sida uu Ilaahay u bilaabay xidhiidhkiisa bani-aadmiga iyo wixii khaldamay goor hore. Casharradani waxay dulmar ka bixinayaan dabeecadda jacaylka ee Eebbe iyo baahida aan u qabo cafiska.